Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa saaka ka dhacay agagaarka xeradii hore ee Maslax oo ku taalla degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay miino wadada lagu aasay oo lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas marayey. Gaariga ayaa la sheegay inuu haleelay qaraxa, isla markaana … Continue reading Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho